Xisbiga wadani oo koob iyo qalbkiisi ku wareejiyay degmada mandheera

0
13

 

 

Gudoomiyaha xisbiga waddani Ahmed America iyo xubno ka tirsan xisbiga ayaa maanta agab sports ku wareejiyey Isuduwaha dhalinyarada iyo ciyaaraha ee degmada Abdaal Khadar Pepe