Xoghayaha Dawladda Hoose Ee Hargaysa Oo Saaka Bilaabay Dhismaha Waddada Hormarta Dhakhtarka Adna + Video

0
402

Xoghayaha Dawlada Hoose Cali Xasan Cawaale oo maalmahanba ku guda jiray dib u dhisida iyo dardargalinta kaabayaasha dhaqaale ee wadooyinka ayaa maanta bilaabay dhismaha Wadada adna aadan ee xaafada October oo baahi wayn ay u qabeen bulshada deegaanku

Halkan Hoose ka daawo:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here