Xukuumada Somaliland Iyo Midawga Yurub Oo Kala Saxeexday Mashruuc Lagu Horumarinayo Laasgeel

0
311

Hargeysa, (CN) – Xukuumada Somaliland iyo Midawga Yurub ayaa kala saxeexday mashruuc ay iska kaashanayaan oo lagu ilaalinayo Laasgeel iyo goobaha taariikhda dalxiiska ee Somaliland, .

Mashruucan ayaa waxa Somaliland iyo Midawga Yurub waxa u kala saxeexay Wasiirka Ganacsiga iyo Dalxiiska Maxamuud Xasan iyo Ergayga Midawga Yurub u qaabilsan Somalia Ambassador Nickolas Berlanga.

Mashruucan oo lagu kala saxeexday Laasgeel ayaa sidoo kale waxa goobjoog ka ahaa Jamac Muuse Jaamac oo ka tirsan Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here