Berbera (Ceelgardinews.com) Maanta Oo Ku Beegan Tahay Maalintii Madaxwaynihii Labaad Ee Somaliland Uu Geeriyooday Ayaa Dhalin Yaro .badhasaanka Gobolka Saaxil Jaamac Yusuf Axmed IYO Xoghayaha Dawlada Hoose Berbera Cabdikariin Aadan Cabdule U Xuseen Si Ka Duwan Qaabkii Hore Ee Loo Xusi Jiray .IYagoo Goobta Xabaasha Uu Maruum Maxed Xaaji Ibraahin Cigaal IYo Aabihii ku Aasan Yihiin Duco Iyo Faataxo Uga Mareen ‘waxa kale sameeyen dhir Beeris