Madaxda Saaxil Iyo Dhalin Yarada Oo Si Wada Jir Ah Madaxwaynihii Labaad Ee Somaliland Duco Ugu Sameeyay

0
363

Berbera (Ceelgardinews.com) Maanta Oo Ku Beegan Tahay Maalintii Madaxwaynihii Labaad Ee Somaliland Uu Geeriyooday Ayaa Dhalin Yaro .badhasaanka Gobolka Saaxil Jaamac Yusuf Axmed IYO Xoghayaha Dawlada Hoose Berbera Cabdikariin Aadan Cabdule U Xuseen Si Ka Duwan Qaabkii Hore Ee Loo Xusi Jiray .IYagoo Goobta Xabaasha Uu Maruum Maxed Xaaji Ibraahin Cigaal IYo Aabihii ku Aasan Yihiin Duco Iyo Faataxo Uga Mareen ‘waxa kale sameeyen dhir Beeris

DSC_0581 13173676_1037189843027812_6044995857755661859_n (1)DSC_0618DSC_0573

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here