Shaqaalaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL,ee Gobolka Saaxil Gaar ahaan Magaalo madaxda Berbera oo ku guda jira shaqada

0
37

Shaqaalaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL,ee Gobolka Saaxil Gaar ahaan Magaalo madaxda Berbera oo ku guda jira shaqada ay Qaranka u hayaan ee Hubinta Tayada Cuntada , waxyaalaha laysku qurxiyo iyo guud ahaan Badeecadaha ka soo dega Dekeda Berbera.
Madaxda iyo Shaqaalaha Hay’adda Dhawrista Tayada JSL,Waxay sii labanlaabayan Shaqada iyo Masuuliyada ay Qaranka u hayaan si maalinle ah.

Xafiiska Xidhiidhka Dadweynaha iyo Warbaahinta ee Hay’adda Dhawrista Tayada JSL.