Ciidanka ilaalada xeebaha saldhiga 3aad

0
36

Ciidanka ilaalada xeebaha saldhiga 3aad Gobolka Sanaag ayaa gacanta kusoo dhigay 170 qof oo tahriibyaaal oo isugu jira rag iyo dumar iyo doonidii ay saarnayeen hawlgal ay ciidanka ka sameeyeen dhinaca badda gaar ahaana deegaanka Waqadariya xeebaha bari ee Gobolka Sanaag ayaa lagu soo qabtay

Saldhiga ciidanka ilaalada xeebaha ee Gobolka sanaag ayaa lagu xidhay doonidan iyo tahriibyaal Ethipian ah oo ku socday dalka Yemen ..