Akhri :- Xogo Laga Helay Wasiiro La Filaayo In Ay Dhawaan Iska Casileen Xukuumada Siilanyo

0
274

Hargesa (Ilays-News):- Warbaahinta maxaliga ah ee Somaliland ayaa waxaa ay heshay xogo ku saabsan masuulyiin isku jira wasiiro , wasiir ku xigeen iyo wasiirul dawlayaal oola filaayo in ay dhawaan iska casilaan xukuumada Siilanyo .

Warkan oo ay saaka wararkooda ugu sareeya ay  ku xardheen qaar ka mid ah Wargeys-yada ka soo baxa Hargeysa , may sheegin magacyada iyo xilalka ay masuulyiintani hayaan

Sidoo kale Wargeys-yada ayaa sheegay in masuulyiintani ay isku hal mar shaacin doonan is casilaadooda isla markaana ay si toos ah isla marka ay is casileen u shaacin doonan in ay ku biireen xisbiga mucaaridka ah ee Waddani , lana safan doonan olalaha doorashada madaxtooyada .

 

 

wixii warara ee soo kordha kala soco Ceelgardinews.com

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here