Hambalyo Meher : Waxaan hambalyo u dirayaa Boqorka Cabdikarim M Henry iyo Boqorada Safiya Maxamed

0
340

Hambalyo meher wacan.

Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa lamaanaha Boqorka Cabdikarim M Henry iyo Dumaashidey Boqorada Safiya Maxamed Dhakool oo meherkoodu ka qabsoomey Magaalada Hargeysa Gaar ahaan Hotel Crown  Maalintii Khamiista , Taariikhduna ahayd  12-10-2017 .

waxaan Alle uga baryayaa in guurkoodu tanaado , bash bash iyo barwaaqo , wiil iyo caano gabadh iyo caano , Waxaan leeyahay noqda qoyskii lagu nastee lagu nagaado ubad khayr qabana alle kala siiyo .

 

 

 

 

 

Cabdiraxmaan Cali Maxamed

Berbera , Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here