Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Jawaab Cad Ka Bixiyey Hadalkii Shalay Oday Madaarka Hargeysa Soomaliweyn Kaga OloleeyeyWasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaash

0
302

Haragaysa (Ceelgardinews.com)Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Jawaab Cad Ka Bixiyey Hadalkii Shalay Oday Madaarka Hargeysa Soomaliweyn Kaga OloleeyeyWasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi waxa uu isaga oo daba socda hadal shalay ka soo yeedhay Oday ka socday somaliya madaarka hargeysana ka sheegay in aan laga noqon Midnimadii somaliweyn waxa uu si sarbeeb ah hadalkaasi uga jawaabay maanta isaga oo cadeeyey in aan siyaasad laga dhex baadhin Gurmadka ay somaliya u fidisay Somaliland Maadaama oo ay Somaliland-ba sidan oo kale hore u samaysay

 

Waxaana uu yidhi isaga oo ka hadlaya “”Shalay markay walaaladeen dhibaataysnaayeen shacbiga Somaliland wuu u gurmaday deeq ayuu u geeyey iyaguna sidaas oo kale maanta way inoo soo gurmadeen, arrin siyaasad saamayn ku leh maaha waa arrin walaalnimo iyo bani-aadanimo xaalad saamayn ku leh.” Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi.