Baadhis Hordhac ah oo ku saabsan saamaynta uu dabkii ka qarxay suuqa Waaheen

0
205

 

oo bandhiggii Nayroobi ee Baadhis Hordhac ah oo ku saabsan saamaynta uu dabkii ka qarxay suuqa Waaheen ku yeeshay guud ahaan Qaranka Somaliland, waxa ay ahayd mid aayo leh oo abuurtay doodo iyo xog is waydaarsi yeelanaya midhadhal degdeg ah.
Adduunku ha ogaado in xanuunka masiibadan ka soo gaadhay Somaliland ay iyadu uga war roontahay cid walba, sidaa daraaddeed ay Somaliland jeceshahay in adduunku ku raaco halka wax laga qabanayo, sida loo qabanayo iyo sida loo kala horreysiinayo.
Hargaysa way ka kacaysaa kufidda Waaheen, waxaanay soo noqonaysaa iyadoo sidii hore ka door roon.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here