Ciyaartoygi hore gobolka Saaxil Caydarus aadan Garwaf hadana ah hogaamiya Xisbiga Aasas aya wuxu noqdey siyaasigi ugu horeeyey ee dhamaan gobolada dalka ka hirgeliyey tartano ciyaared marka laga reebo gobolka Sanaag oo garoonka uu xidhanyey.
Garoomada kala duwan ee Aasas Party tartanada ka qabatey waa kuwan:-
AASAAS RUMADAN CUPS
1- Borama – xaaji dahir Aasaas ramadan cups
2- Gebilay – Aasaas Ramadan Cup
3- Wajaale – Aasaas Ramadan cup
4- Arabsiyo Aasaas Ramadan Cup
5- Hargaysa – Xawadle Aasas Ramadan Cup
6- Guryo-Samo Aasaas Ramadan Cup
7- Ganad – Aasaas Ramadan Cup
8- Dhurqanta – Aasaas Ramadan Cup
9- Traydhiska – Aasaas Ramadan Cup
10- line ka Police – Aasaas Ramadan Cup
11- Laasgel- Aasaas Ramadan Cup
12- Mandhera – Aasaas Ramadan Cup
13- Berbera – Aasaas ramadan Cup Macruf stadium
14- sheekh- Aasaas ramadan Cup
15- Buro – Alamse Aasaas Ramadan Cup
16- Buro – garonka Hawlaha guud Aasaas Ramadan Cup
17- Laas-anod Aasaas Ramadan Cup
Dhamaan agabka kooxa ,koobabka iyo abaalmarinaha dhan waxa maalgeliyey urur siyaasadedka Aasas Party.
Dhalinyarada ciyaara kala duwan ee dalko dhan ayaa abaal uga haya gudoomiye Caydaruus Adan Garwaf




















