“Bartayda Facebook-ga ayaa loo dhacay fiidkii caawa. Dhawr saacadood ayuu hawada ka maqnaa. Dacwad dabadeed, waan ku guulaysannay inaan dib u soo celinno. Waa ugu mahadcelinaya intii hawshaas igala qayb qaadatay.
Eeg, Facebook waa agab (tool) aan isticmaalo ee maanka, afka iyo garaadka ba anaa leh. Markaa, xitaa haddii aad xidhaan sawniga soo taagan ee hadlaya. Halkan oo aad xidhaan, ma keeni doonto aamusnaan.
Intii aan hawshan ku jiray waxa aan ogaaday inay dhawr qof oo kale ku dhacday. Dadkaasi waxa ay ka sinaayeen hal shay: inay xukuumadda dhaliileen.
Waa isku day aamusiin oo aan sinaba u guulaysan doonin.”
Guleed Dafac

















