Ciidamada Booliska Somaliland oo Xabsiga u Taxaabay Agaasimahii Talefeeshanka STAR iyo Sababaha Xadhigiisa

0
293

Hargeysa ( Ceelgardonews.com ):-Ciidamada Booliska Somaliland, ayaa goor-dhaweyd xabsiga u taxaabay agaasimahii Talefeeshanka Star Aqoonyahan Maxamed Baashe Xaaji Xasan oo sida oo kale na ah abwaan, qoraal iyo weli ba sida oo kale saxafi caan ah.

Ilaa hada lama garanaayo cidda amartay xadhigiisa balse ciidamada Boolisku waxa ay ku war-geliyeen in sababta loo xidhay ay tahay arrinta Saldhiga Berbera oo uu muddooyinkii dambe si aada uga hadli jiray, waxaana uu hada ku xidhan yahay xarunta dembi baadhista ciidamada C.I.D-da.

wixii ka soo kordha kala soco Ceelgardinews.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here