Deg-Deg : Mid Ka Mid Ah Badhasaabada Gobalada Somaliland Oo Hada Geriyoodey

0
310

Hargeysa ( Ceelgardinews.com ):- Alleh ha u naxariistee waxaa habeenkii xalay ahaa cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ku geeriyoodey goduumiyihii gobalka Badhan Marxuum Cabdixakiin Axmed Maxamuud (Cabdixakiin Wahaabi) .

Waxaana sidaasi qaar ka mid ah warbaahinta u xaqiijiyey maayar ku xigeenka magaalada Badhan Cawil Maxamuuud Jaamac , waxaana uu sheegay in marxuumka habeenkii xalay ahaa uu xanuun kadis ahi ku soo boodey Meydka Marxuumka ayaa waxaa hada lagu riday talaagad waxaana la aasi doona maalinta Bari ah