Daawo:- Agaasimaha Guud Oo Xukumada Siilanyo ka Tirsan Oo Iscasilay Xisbiga Waddani ku Biiray

0
373

Berbera(Ceelgardinews.com)Agaasimaha Guud ee Wasaarada Diinta Awqaafta somaliland Sh Saleeban Siciid Cali oo Hore u ahaan Jiray Mareeyaha Hamaha Kayd Shidaalka Berbera ayaa Saaka Si Kadis ah uga Hilaacay Khayrid 26 oo Xisbiga waddani oo maalintii Ololaha u lahaa ku jiray ay mar kale ah shacabka tageera xisbiga waddani ka war halaan sh saleeban oo fagaaraha ka soo dhex muuqday Arintaas oo layaab ku noqontay Reer Berbera waxaan halkaas kagaga dhawaaqa in uu xilkaas iska casilay kuna biiray xisbiga waddani

Warkaas oo fahfaahsan Hoos ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here