Daawo: Maareeye Cali Xoor-xoor oo si qoto dheer uga hadlay Heshiiska Dekeda Berbera ee Dubai World

0
283

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Dekedda caalamiga ah ee Dubai Port World ee imaaraadka carabta iyo Dekedda Berbera ee Somaliland ayaa xalay ku kala sixiixday heshiis ku saabsan ballaarinta dekedda Berbera iyadoo wafdi uu hogaaminaayo madaxweynaha somaliland Axmed maxamed Maxamuud siilaanyo maalmahanba safar ku joogeen dalka Imaaraadka Carabta .

 

Maareeyaha guud ee dekedda Berbera Injineer Cali Xoorxoor oo ka mid ahaa wafdiga madaxweynaha oo saaka ku soo laabtay Hargeysa ayaa saxaafadda la hadlay oo faah-faahin ka bixiyay nooca heshiiska ay kala saixiixdeen Dubai Port World iyo dekedda Berbera ee Somaliland.

Weriyaha BBC Axmed Saciid cige ayaa wareystay cali xoorxoor shirkiisa jaraa’id ka dib wuxuunu marka hore weydiiyay waxa uu yahay heshiisku