Daawo: Xildhibaan Ka Mid Ah Golaha Degaanka Degmada Berbera Oo Sheegay Inuu 48 Sacadood Ee Soo Socda Is Casili Doono

0
305

Berbera (Ceelgardinews.com) Xildhiban Maxamud Fiiqay Oo Ka Tirsan Golaha Deeganka Degmada Berbera oo Sheeg in ay Aqbaleen Go,aankii ay Qaateen Odayaasha Beeshiisu Haddii Xukumada Wax Ka Qaban Waydana Tabashada Beeshiisu Qabto ay iska Casil Doon Xilka Xildhibanimo