Daawo: Garabka Haweenka KULMIYE oo soo Dhaweeyey Masuuliyin Haween Ah Oo ka Tirsanayd Xisbiga WADDANI

0
287

Garabka haweenwaynaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa xaflad soo dhaweyn ah u qabtay Marwo Nimco Cabdi Siciid Aw Cali oo ka mid ahayd Waaxda Xuquuqal-insaanka ee xisbiga WADDANI, kaas oo ay sheegtay in lagu yasay.
Xaflad lagu qabtay xarunta guud ee xisbiga KULMIYE ku leeyahay magaalada Hargeysa maanta, kana qaybgaleen Guddoomiyaha iyo ku-geenka Garabka Haweenka heer Qaran ee xisbiga Marwo Canab Cumar Ileeye,

 

14457378_1626567934302605_8642055211999496842_n