DAAWO: “Golayaashi Iyo Xukuumaddu Waxay Ku Heshiyeen Inay Muddo Kordhin Ku Fadhiyaan” Muj: Maxamed Xaashi.

0
322

Hargaysa ( Ceelgardinews.com ) Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland, Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa sheegay in nidaamkii doorasho ee dalku meesha ka baxay, isla markaana ay Golayaashi iyo Xukuumaddii ku heshiyeen inay ku fadhiyaan Muddo kordhin.