Daawo: Guddomiyaha Golaha Wakiilada Cirro Oo Sharaxaya Heshiiska Xukumadu U Soo Gudbisay Golaha Wakiilada Ee Ku Sahabsan Wareejinta Deked

0
283

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Kalfadhigii  maanta golaha wakiilada ee somaliland ayaa xukumada somaliland ugu soo gudbisay heshiiska qabyo qoraalka ka ah ee ku wareejinayso dekeda berbera shirkada carbeed ee D.P.World mudanayaasha golaha wakiilada ayaa loo qaybiyay heshiiskasi