Daawo; Xoghayaha XisbDegmada Berbera Xisbiga Mucaaridka Wadani Ee Gobolka Saaxil Ismaacil Dheeg Oo Ka Hadlay Xaalada Guud Ee Gobolka Saaxil Isagoo dhanka kale xukumada somaliland Dhaliilo kala duwan u soo Jeediyay

0
325

Berbera (Ceelgardinews.com)  Xoghayaha Dhalinyarada Xisbiga Mucaaridka Wadani Ee Gobolka Saaxil Ismaacil Dheeg Oo Ka Hadlay Xaalada Guud Ee Gobolka Saaxil Isagoo dhanka kale xukumada somaliland Dhaliilo kala duwan u soo Jeediyay .Xogayaha dhalinayarada xisbiga mucaaridka wadani ismaacil ayaa ugu horayn ka hadlay afar qodob oo ka mid ah .wareejinta dekeda berbera .Ciidmada tirada badan ee gobolka saaxil la keenay .Xadhiga suldaan cali saleeban .shirka degaanka baxarsaafka xukumadu diiday iyo arimo kale oo xukumada somaliland ku dhaliilay

 

S1560001