Daawo: Guddomiye Ku Xigeenka Ururka Suxufiyinta Somaliland Ee Solja Kayse Axmed Digaale Oo Xaqiijiyay In Degmada Ceel Afwayn Lagu Xidhay Laba Suxufi

0
282

Hargaysa (Ceelgardinews.com) Guddomiye Ku Xigeenka Ururka Suxufiyinta Somaliland Ee Solja Kayse Axmed Digaale Oo Xaqiijiyay In Degmada Ceel Afwayn Lagu Xidhay Laba Suxufi  labaadsi suxufi oo kala ah  Maxamuud cabdi bare oo ah wariyihii star tv uga soo warmi jiray degmada ceelafwayn ,iyo Sidiiq Maxed oo ka mid ah suxufiyiinta kale ee degmdaasi ka hawlgala