Daawo : Gudomiye Cirro oo jeediyey qudbad dhinacyo badan taabaneysa .

0
309

Hargeysa (Ceelgardinews.com ):- Gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo ka hadlaayey munaasibad uu xisbigiisu ku qaabilay jamaahiir taageerayaal ka soo jeeda gobalka Hawd sidoo kalana lagu maamusayey wareejinta beeshaasi lagu wareejiyey xilkii gudoomiye nimada xisigaasi ayaa waxaa uu ka jeediyey qudbad dhinacyo badan taabaneysa .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here