“Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Waxaan Isku Kaashan Doona Sidii Xisbiga Waddani Guul U Gaadhi Lahaa “.. Siyaasi Xirsi Cali Xaaji Xassan

0
262

Hargeysa ( Ceelgardinews.com ):- Siyaasi Xiri Cali Xaaji Xassan wasiirkii hore ee wasaarada madaxtooyada Somaliland oo hada ka mid ah saraakiisha ugu sar sareysa xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu ka hadley gudoomiyaha xisbiga Waddani oo loo comaamadey in uu noqdo xildhibaan Cabdiqaadir Jirde .