DAAWO:-GUDOOMIYAHA XISBIGA WADANI EE GOBOLKA SAAXIL OO XUKUUMADA KU EDEEYEY INAY XARAASHTEY DEKADDII BERBERA+WASIIR SACAD IYO MAXAMUD XAASHINA KU TILMAAMEY DILAALIIN+WASIIRKA WARSHADAHA OO UU FARTA KU FIIQEY

0
341

Berbera (Ceelgardinews.com) Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee Gobolka Saaxil Cali Axmed Kooshin Ayaa Markii ugu horeysay ka hadley Heshiiska Dekadda Berbera, isagoo sheegay in Xukumada Madaxweyne Silaanyo ay Heshiis Xaraash ah la gashey Shirkada DPW, isagoo dhinaca kalena ku Edeeyey Wasiirka Arrimaha Debada Somaliland Sacad Cali Shire iyo Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi inay Heshiiskaasi Canka-Mudka ah ay Dilaliin ka ahayeen

Dhan kale  Gudoomiyaha Wadani ee Gobolka Saaxil Waxa uu Edeyn usoo jeediyey Wasiirka Warshadaha Somaliland Shuceyb Maxamed Muuse oo uu ku Edeeyey inuu gabiley ka abaabulayo Shakhsiyaad Waji-kumacaash ah oo Tageeraya Mashruuca Dhaxal Wareejinta Dekadda Berbera

hqdefault