Daawo : Gudoomiye Ciro Oo Luuqadii Ugu Adkeyd Kula Hadley Gudoomiyaha Gobalka Sool Mustafe Shiine + Muuqaal.

0
307

Lascanood (Ceelgardinews.com):- Gudoomiyaha xisbga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi Ciro ayaa waxaa uu luqadii ugu adkeyd ugu jawaabey gudoomiyaha gobalka Sool Mustafe Shiine Ka dib Markii Badhisaabku uu madashii daahfurka diwaangalinta gobalka Sool ku dhaliilay xisbiga Waddani oo uu sheegay in uu magaalada Laascanood olale ka bilaabey isla markaan calamo tiro badan magalada la soo galay xisbigu .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here