DAAWO: HORDHACA; BARNAAMIJKA XOG IYO XAQIIQ OO AYNU DIIRADA KU SAARAYNO HANTIDA DANTA GUUD EE AY XUKUUMADA MADAXWAYNE SILAANYO XARAASHTAY + MAGACYADA GANACSATADA & SHAQSIYAADKA LAGA IIBIYAY.

0
347

Barmaamijka Xog Iyo Xaqiiq Waa Barmaamij aynu ku falanqayndoono mudo xileedkii madaxwayne siiilaanyo ee xiligan ku dhow gabo gabo inaga oo barnaamijkan ku qaadaa dhigi doono  sidii ay xukuumadiisu u maamushay  hantida qaranku masuulka uga  yahay  umada inaga oo si toosa u abaari doona Hantida danta guud ee umada ka dhexeeya  sida guryihii Dawlada, goobaha waxbarashada, iyo qaybo kamida xafiisyadii dawladu lahayd oo dhamaantood Xukuumadan kulmiye ku badalatay Lacag,nidaam qaraaba kiil iyo ku raali galinta shaqsiyaad dano siyaasadeed laga lahaa.

sidoo kale barmaamijkan ayay ku lafa guri doonaa boobka hantida umada iyo doorka ay ku leeyihiin ganacsatada waawayn iyo beelaha ay kasoo kala jeedaan

sidoo waxaynu ku lafa guridoonaan sifaha ay xukumadu u iibisay goobahan  iyo lacagta la kala siistay  magacyada xubanaha xukuumada ku jira ee iyagu hantidii umada ku iibsaday isla hantdii qaranku wada lahaa .

 

Xigasho Wajaalenews.com