Daawo: GACANTII CABDIRAXMAAN CIRO II TAAGAY WAXAY AHEYD GACAN MUNAAFAQ,WAXA IIGA FIICNAYD INUU CADAALAD II SAMEEYO”AXMED MUUMIN SEED

0
334

Berbera (Ceelgardinews.com) Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Mucaaridka ah Ee Wadani Axmed Muumin Seed Oo Safar Ku Jooga Xarunta Gobolka Saaxil Ee Magaalada Berbera Ayaa Warbaahinta u Xaqiijiyey inuu Wado Dacwad ka Dhan ah Xisbiga uu Ka Tirsan Yahay Ee Wadani u Gudbin Doono Guddida Diwaangalinta ururada Siyaasada iyo Dabogalka Axsaabta Qaran Somaliland

Gudoomiyaha Oo Wareysi Kooban Ku Siiyey Qaar ka Tirsan Warbaahinta Madaxa Banaan Ee Somaliland Dhinaca Xeebta Batalaale Ee Magaalada Berbera oo uu Xiligaa Nasasho Ku qaadanayey Ayaa Waxa ugu Horeyn Ka Hadley Ujeedada Socdaalkiisani uu Daranaa