DAAWO XISBIGA WADANI OO KA JAWAABAY EEDO UU MADAXWAYNE KUXIGEENKU U JEEDIYAYA

0
314

Hargeysa (Ceelgardinews.com):- Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa oo maanta qaar ka mid ah warbaahinta kula hadley magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ugu horeyn ka jawaabey eedeymo maalintii shalay aheyd uga yimid madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici.