Daawo: Mareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yusuf Dirir Iyo Ganacasade Jaamac Caawiye Ayaa Tuulada Gugux U Dhagax Dhigay Masaajid Iyo Maxad Quran Oo Loogu Magac Daray SHeekh Cismaan Nuur

0
332

Berbera (Ceelgardinews.com)  Mareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yusuf Dirir Iyo Ganacasade Jaamac Caawiye Ayaa Tuulada Gugux U Dhagax Dhigay Masaajid Iyo Maxad Lagu Baran Doono Xifdiga Quraanka Kariimka ah oo halkaasi ka hirgalinayaan ,

Mareeyaha dekeda berbera axmed yusuf dirir ayaa isagu maalgalin doona dhismaha masaajidka halka dhismaha maxadka quraankana uu maalgalin doono Jaamac Maxed Cige (Caawiye)

14516595_1210336439032973_8104189942144437976_n

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here