Hargeysa ( Ceelgardinews.com ):- Waxaa saaka qeybo ka mid ah magaalada Hargeysa ka dhacay mudaharaaad ay dhigeen qaar ka mid ah ganacsatada iyo shacbigu kuwaaas oo ka cabanaayey sicir barar xoogan oo aafeeyey shacbiga reer Somaliland.
https://www.youtube.com/watch?v=hAUOG_LMu_s