News Daawo : Mudaharaad Lagaga Soo Hor Jeedo Sicir Bararka Afeeyey Shacabka Reer Somaliland Oo Saaka Hargesa Ka Dhacay By Wararka - January 24, 2017 0 258 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargeysa ( Ceelgardinews.com ):- Waxaa saaka qeybo ka mid ah magaalada Hargeysa ka dhacay mudaharaaad ay dhigeen qaar ka mid ah ganacsatada iyo shacbigu kuwaaas oo ka cabanaayey sicir barar xoogan oo aafeeyey shacbiga reer Somaliland. Related