Wasiir Ka Tirsanaan Jiray Xukuumada Madaxweyne Siilanyo Oo Geeriyoodey Iyo Halka Uu Ku Dhintey .

0
251

Berbera ( Ceelgardinews.com ):- Wasiirkii hore ee wasaarada ciyaaraha Somaliland ee dhawaan xilka uu ka qaadey madaxweyne Siilanyo Cabdilaahi Faraax Maydhane ayaa ku geeriyoodey dalka Jabuuti .

Marxuumka ayaa la sheegayaa in lagu aasi doono magaalada Jabuuti ee dalkasi , waxaana marxuumka lagu xasuusan doona ciyaarihii gobalada ee dabaqaayadii sanadkii hore Hargeysa lagu soo gabo gabeyeeyey oo uu qabtey.

 

Alle haw naxariisto Marxuumka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here