DAAWO : MURUQ MAALKA DAKADA OO FARIIN DEG DEGA USOO DIRAY BAARLAMAANKA

0
378

Berbera ( Ceelgardinews.com ) : Daawo Muruq maalka ka xamaasha Dekeda Berbera oo fariin culus u direy Baarlamaanka soomaaliland oo la filayo inay beri meel marin doonaan heshiiska mugdiga badani saameeyey ee dawladu la gashey shirkada Dp World