War Deg-dega:- Kulan ay Isugu yimadeen Dhamaan Xubnaha Guddida Qabanqabada Shirka Baxarsaafka La Mudeeyay

0
306

War Deg-dega:- Kulan ay Isugu yimadeen Dhamaan Xubnaha Guddida Qabanqabada ShirkaBaxarosaafka,Suladiinta,Cuqaasha,iyo ugaasyada dhaqanka,Xildhibaanada Barlamaanka iyo Degaanka Ee Beesha Ciise Muuse Ayaa lagaga Dhawaaqey Maalinta uu Qabsoomayo Shirka Beesha Ee Baxarosaafka,

13934727_1105131752900730_3696651029251948871_n

Guud Ee Beesha Suldaan Maxamuud Suldaan Axmed Sheekh ayaa 25 Augst 2016 u mudeeyey Qabsoomida Shirka iyo Goobta Baxarosaafka isagoo baaq u Direy Dhamaan qurbe jooga iyo Waxgaradka Beesha….

 

13906839_1105131499567422_6364110399237879082_n

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here