Daawo Muuqalka”Agaasimaha Guud Ee Diinta Awqaafta Somaliland Sheekh Saleebaan Siciid Cali Oo Saaladii Jimca Kaga Hadlay Booyad Uu Leeyahay Oo Ciidanka Policeka Berbera Ku Qabteen Khamri+Darawalkii Waday Booyada Ee Khamriga Ku Soo Guray Oo Wali Xidhan+Sheekh Tilmaamay In Aanu Waxba Ka Ogeyn

0
326

Berbera(Ceelgardinews.com)Agaasimaha Guud Ee Diinta Awqaafta Somaliland Sheekh Saleebaan Siciid Cali Oo Saaladii Jimca Kaga Hadlay Booyad Uu Leeyahay Oo Ciidanka Policeka Berbera Ku Qabteen Khamri+Darawalkii Waday Booyada Ee Khamriga Ku Soo Guray Oo Wali Xidhan+Sheekh Tilmaamay In Aanu Waxba Ka Ogeyn

Agaasimuhu waxa uu ka marag kacag inuu gaadhigaas Booyada ah leeyahay balse danbiga khamriga uu leeyahay darawalkii Gaadhiga waday cadaalada iyo sharciga dalka uyaalana la marin doono, Mar uu jawaab ka bixinayay hadalo uu sheegay in laysla dhex maraayay laguna xidhiidhinaayay isaga khamrigaas ayaa waxa uu sheegay in aanu isagu ehel khamri ahayn noocuu u eegyahayna aanu waligii arag.