Daawo Muuqalka”Gudida Komishanka Doorashooyinka Iyo Gudoomiyayaasha sadexda Xisbi Qaran Oo Berbera Ka Daahfuray Diwaan Galinta Codbixiyayaasha oo Sabtida Gobolka Saaxil Ka Bilaami Doonta

0
283

Berbera(Ceelgarnews.com)Gudida Komishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland iyo Gudoomiyayaasha Sadexda Xisbi Qaran ee Kulmiye Waddani Iyo Ucid ayaa maanta siwada jira Berbera uga daah Furay Diwaangalinta Codbixiyayasha iyo kaadhka Madaniga oo maalinta Sabtida ee bishu tahay 12ka bishan sadexaad ka bilaami doonta Gobolka Saaxil guud ahaan.waxaana xaflada daah furka kasoo qeyb galay Goobjoogayaal caalamiya oo kasocday wadamada Somaliland ka taageera doorashooyinka iyo masuuliyiin aad utira badan oo ka kala socday asxaabtta mucaaradka, Xukumada iyo ururada bulshada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamsytira

Ceelgardinews.com
Berbera Office