DAAWO : MUUQALKA”KALUUMAYSATADA BERBERA OO KA CABANAYA LACAGO LAGU SOO ROGAY OO AAN CASHUURTII DAWLADA AHEYN IYO GAADIID KALUUN GEYN LAHAA GOBOLADA DALKA OO LA XANIBAY+KALUUNKII OO QUDHMAY

0
257

Berbera (Ceelgardinews.com)  -Kaluumaysatada Berbera ayaa cabasho xoogan ka muujiyay lacago ay sheegeen in lagu kordhiyay oo sife sharci daro ah wasaarada kaluumaysiga Somaliland ugu soo rogtay, waxaanay kaluumaysatada Berbera cabashadooda baaq dheer ugu direen Xukumada sare ee Somaliland iyo Madaxweynaha Somaliland oo ay ugu baaqeen inuu cabashadoodaas wax ka qabto iyagoona xusay in kaluumaysatadu kaabis iyo dhaqaalayn dawlada ka doonayaan balse aanay aqbalayn in lacago aan shyarci ahayn inay bixiyaan.