DAAWO MUUQALKA”SHACAB WEYNAHA GOBOLKA SAAXIL OO SOODHAWEYNTII ABID UGU BALAADHNEYD KUSOO DHAWEEYAY MUSHARAXA AQOOYAHAN JAMAAL CALI XUSEEN

0
263

-Berbera (Ceelgardinews.com) Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Cadaalada Iyo Daryeelka Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa soo dhaweyntii abid ugu balaadhneyd ee musuul xisbi ama qaran lagu qaabilo ku qaabilay iyaga oo musharax Madaxweynaha Xisbiga ucid kaga hortagay Degmada Mandheera magaalada abdaal, Lafaruug,Xamaas Iyo darigodle, sidoo kale waxa Musharaxa madaxweynaha Xisbiga Ucid iyo waftigii uu hogaaminaayay soo dhaweyn aan loo kala hadhin ku qaabilay shacabweynaha ku dhaqan magaalada Berbera iyaga oo kaga hortagay kaantaroolka Galbeed ee Berbera.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warbixintan Oo Dhamstiran

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here