GUDOOMIYAHA GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND OO KA HADLAY XAALADA GOBOLKA BUUHOODLE FARIINA U DIRAY CALI KHALIIF IYO MAAMULKA PUNTLAND

0
248

Hargaysa (Ceelgardinews.com) -Gudoomiyaha golaha guurtida somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta ka hadlay xaalada gobolka buuhoodle, waxana uu fariin u digay horjooge Cali Khaliif Galaydh iyo maamulka puntland, isaga oo ugu baaqay inay ka taliyaan amniga iyo wanaaga.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here