Daawo Muuqalka”Shaqaalihii Iyo Qalabkii Diwaan Galinta Oo Loo Kala Diray Goobihii Diwaan Galinta EE Gobolka Saaxil

0
257

Berbera(Ceelgardinews.com)Gudida Doorashooyyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta sirasmiya Ukala Dirtay shaqaalihii Iyo Qalabkii Diwaan Galinta ee qaadashada Kaadhka Codbixiyayasha oo maalinta Sabtida ee beri ku beegan ka bilaami doonta Guud ahaan Gobolka Saaxil iyo Degmooyinkiisa Hoos Yimaada

Kala Dirird Shaqaalaha iyo Qalabka Diwaan Galinta ayaa waxa Goob Joog ahaa Xubnaha komishanka Dpoorashooyinka Heer Qaran iyo Wakiilo Ka Kala Socday Sadexda Xisbi Qaran Ee Somaliland oo Iyagu isha Kuhaya Qaabka Hawsha Diwaan Galintu Usocoto.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamaystiran