Daawo : Muuse Biixi Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj Muuse Biixi ayaa ka hadley muddo kordhintii ay maanta ay sameyeen golaha guurtidu

0
271

Hargeysa ( Ceelgardinews.com ):- Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muj Muuse Biixi ayaa ka hadley muddo kordhintii ay maanta ay sameyeen golaha guurtidu Waxaa u sheegay Mujaahidku in ay ka xisbi ahaan u hogaansan yahiin waxii ay soo saareen maadama oo distoorka dalku uu xaq u siiyey in ay muddo kordhin sameeyaan , sidoo kala na waxuu hoosta ka xariiqay Muuse Biixi in ay doorashadu in ay dhacdo ay ku xidhatahay kolba sida ay u shaqeeyaan kominshanka doorashooyinku.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here