Daawo: Qoyska Ay Ka Soo Jeedo Guddomiyhii Ururka Now Ee Gobolka Saaxil Saado Jaamac Aadan Oo Xukumada Ugu Baaqay In Xorriyadeed Loo Soo Celiyo

0
303

Berbera (Ceelgardinews.com) Odayashan iyo dhalinyaradan oo ah qoyska ay ka soo jeeday guddomiyhii ururuka Habeen Heer Qaran  now ee gobolka saaxil marwo saado jaamac aadan oo mudo bil iyo maalmo ah ku xidhan MID KA MID AH SADHIGYADA MAGAALADA HARGAYSA    waxay xukumada ugu baqeen in xoriyadeedi loo soo  Waxaanay  xuseen in xadhiga saado jaamac aadan Aanu sifo sharci ah loo marin

 

 

saw