Daawo: Qurba Jooga Gobolka Saaxil Ee Degan Suudi Arabiya Oo DHarkii Ciida Iyo Xoolo Ugu Soo Deeqay Cisbitaalka Dhimirka

0
236

Qaar ka mid ah qurba jooga Sucuudi Arabiya Gaar ahaan magalooyinka Riyaad. Jida .Jubayl .Ayaa Cisbitaalka dhimirka ee magaalada berbera ugu soo deeqay dharkii ciida iyo noolo nool ugu talo galeen inay loo qalo maalinta ciida , Qurba joogaasi ayaa ka soo jeeda gobolka saaxil Deeqaadsi oo ka wakiil ahayd nasra Caaqil maxed cabdilaahi ayaa ku wareejisay cisbitaalka

Agaasimaha cisbitaalka caasha aadan oo uga mahad celisay qurba jooga gobolka saaxil

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here