Daawo : Ururka Al-Shabaab ayaa baahisay Filim Maqal iyo Muuqaal ah kasoo saartay Ex.Xildhibaan Saalax Badbaado oo dhowaan Weerar Ismiidaamin ah ka geytay Magaalada Muqdisho

0
309

Warbaahinta Al-kataa’ib ee Ururka Al-Shabaab ayaa baahisay Filim Maqal iyo Muuqaal ah kasoo saartay Ex.Xildhibaan Saalax Badbaado oo dhowaan Weerar Ismiidaamin ah ka geytay Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.

Filmkan ayaa lagu soo bandhigay Muuqaalo kala duwan oo la xariira Ex-Xildhibaan Bad baado iyo Sidii uu ugu biiray Al-Shabaab ilaa iyo Ismiidaamintiisa.