Daawo Video : Hadalo Is Burinaaya Oo Wasiirka Madaxtooyada Iyo Safiirka Imaarada Carabta U Qaabsin Somaliland Ku Sharaxeen Arinta Dekeda Berbera IYO D.P World U Dhaxeeya

0
377

Hargaysa (Ceelgardinews.com)   Hadalo Is Burinaaya Oo Wasiirka Madaxtooyada Maxmuud xaashi cabdi  Iyo Safiirka Imaarada Carabta baashe cawil U Qaabsin Somaliland Ku Sharaxeen Arinta Dekeda Berbera IYO D.P World U Dhaxeeya  labadan masuul ayaa ah labada masuul ee dhinaca somaliland ugu faro dhuudhuban arimaha dekeda waana laba masuul oo saamayn xooga ku hel siyaasada dalka

images