Daawo Wiil Uu Dhalay Musharax Madaxwayne Xisbiga Waddani Oo Guulaystay Abaalmarin Caalami ah iyo Calanka Somaliland Oo Goobtaas Laga Taagay

0
332

Berbera(Ceelgardinews.com)Wiil uu dhalay Gudomiyaha Golaha Wakiilada ahna Musharaxa Madaxwayne Xisbiga waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi(Cirro) wiilkaas oo lagu magacaabo Ibraahim  Cabdiraxman Maxamed(Cirro) Ayaa Dalka tajikistan Qiimanta uu dalkaas Sanadkasta sameeyo dadka Horumarka sameeyay ayaa waxaa ka mid ahaa Wiilka uu dhalay Gudomiye Cirro oo markii Goobtii lagu bixinaayay Abaalmarintaas calamiga ayaa lagu dhawaaq Somaliland  Markii Ibraahim yimi Goobtii Ja,iisada lagu Bixinaayaya ayaa waxaa uu la soo baxay calanka Somaliland  oo dhex muuqda calamanka dalalkii kale ee Goobtaas jooga

Arintay ayaa ah Talaabo Muwaadinimo oo Qaaday Aqoonyahay Ibraahim cabdiraxman cirro Waan Waajib uu Gutay oo aanu ku Hambalyaynano Waan in lagu daydaa Muwaadinkaas oo kale talaabda uu qaaday xaga Ictiraafka oo ah baahida uga wayne ee dalka Somaliland sugaaya 25 Sanno oo ka soo Wareegtay Markii madaxbananida aynu kale soo noqonay dalka lasku odhan jiray Somalia ayaa wali somaliland Aqoonsi helin inkasta dadka is aqoonsadeen iyago waxban qabsadeen Bulshada Reer Somaliland

Daawo Warka oo Fahfahsan Daawo Hoos

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here