Daawo Warbaahinta Dalka Holland oo Somaliland Aqoonsatay Map-ka Somaliyana ka go,oyay Iyo Doorkii Xukumada Somaliland Oo Meesha Ka Maqan

0
366

 

Holland(Ceelgardiews.com) Mid ka mid ah Tvyada uga Magaca Wayne Dalka Holland iyo Dalalka Reer Galbeed ayaa Warbixin dheer ka diyaariyaya Somaliland Waxaanu Map-ka Dalka Somalia Lasku odhan jiray u kale jaray labada dalka ee Midoobiya Sanadka 1960 i bisha luuliyo oo Qiro Somalia Wayne oo haysa shacabkii Reer Somaliland ee Madaxbanaanidood ka qaateen Gumaystahay England Sanad 1960 26 jun Taas oo ay aqoonsadeen dalal Badan oo Dunida ka Dal ka mid ah Dalalka Dunida Nasiib Darro Muddo yar ayay  qiiro Somalia Jecalahay qaaday Shacab iyo maamulba in ay shuruud la,aan kula midooban walalahoodi somaliyeed iyagoo Baadi Doonaaya Shanta Somaliyeed  EE Shanta Xidigood ay u taaganyihiin Taasin Waxay noqotay Mid ay dhabarka kagaga jaban Shacabkii Reer Somaliland Waxaan Meesha laga Saaray Wax wada lahaanashihii Dawaladeed ,Maamul iyo Madaxda Ciidamada kale duwan halka Darjoonkii lagu Taxay Dadkii ka soo jeeda Konfurta somalia waxaa taas ka sii daran cadaadis la saaray dadkii la odhan jiray Reer Waqooyiga imika ah Dalka Somaliland  Cadaadiskaas oo ah Mid Ganacsi, mid Shacb ,mid Horumarinaad iyo Waxkastan laga ilaailiyaya

Waxaa iyna aan lama ilaawan ah Xasuuq ay Geestay dawalada kaltaliska ahyeed ee uu Hogaaminaayaya Madaxwayne Siyaad Barre iyo Dadkii ay isku haybta ay ahayeen Madaxwayne Siyaad Barre

Hadaba Dawalada Somaliland ayaa Maalinba Maalin ka Danbaysa ay soo Ifasay Aqoonsiga aduunka ay ka Rabta somaliland Taas oo Dadaal lagu Baahanyahay Shacabka iyo Xukumada ay gadhwadeenka Tahay Xukumada Siilnyo  waliba shacabka Horumuud u noqotaa

Warkaas Fahfahsan Hoos ka Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here