Daawo: Xildhibaano Iyo Ganacsato Casho Sharaf Ku Maamustay Guddomiyaha Cusub Dalada Sonyo iyo Xubnaha Kale ee ka mid noday golaha sare sonyo

0
327

 

Berbera (Ceelgardinews.com)  Xildhibaano Iyo Ganacsato Casho Sharaf Ku Maamustay Guddomiyaha Cusub Dalada Sonyo iyo Xubnaha Kale ee ka mid noday golaha sare sonyo .munaasibadaasi oo bulsho tiro badan ka soo qayb gashay waxa guddomiyaha lagula dardaarmay inuu si cadaalada ah ugu shaqeeyo dhalinyarada somaliland mudad uu hogaanka u hayo

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here